Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qaraxyo khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose wax yar ka dib markii ay saaka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad u fara badan. Ciidamada saaka galay magaalada Marko  ayaa waxaa horkacayey baanduulihii xilka laga qaaday ee ciidanka xoogga dalka. Jen. C/llaahi Cali Caanood Labo Qarax ayaa la maqlay magaalada Marka, waxaana … Continue reading Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey